DHAGAYSO:Dhismo ka socday qaybo kamid ah Garoonka Mirre Awaare oo la joojiyey

GAROWE(P-TIMES)- C/qaadir Maxamuud madaxa garoomada Puntland ayaa sheegay in la joojiyey dhismo cusub oo lagu kordhin lahaa garoonka Kubadda Cagta ee Mirre Awaare sababo la xidhiidha rabshado ka dhashay shakhsiyaad uu sheegay in ay ku tilmaameen dhismaha dhulkaasi in la gatay. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO

Waxa uu bulshada reer Garowe iyo kooxaha Sport-ga ahba uu ka codsaday in ay la shaqeeyaan wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Puntland isla markaasna aysan jiri doonin cid gaar ah oo gadi karta dhulkaasi iyo hantida dad weynaha.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Leave a Comment