DHAGAYSO:Madaxweyne Gaas oo aan waxba u reeban Camay & Gudidiisii oo albaabada laga xidhay kadib markii….

GAROWE(P-TIMES)- Shirkii Khamiislaha ahaa ee gollaha wasiiradda Puntland oo maanta shir gudoominayey madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa lagaga hadlay arimo badan, waxaana lagu faray laamaha amaanka iyo cid walbaba in ay la shaqeyso gudidii dhawaan uu soo magacaabay Gaas. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Arintani ayaa ka dhigan in meesha uu Gaas ka saarayo gudidii Camay uu soo magacaabay oo qaarkood ay iska casileen xilalkii ay ka hayeen gudidaasi, waxaana xaalku u muuqdaa mid saamayntiisa leh.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Leave a Comment