DHAGAYSO:Madaxweyne ku xigeenka oo weerarkii ugu cuslaa ku qaaday madaxweynaha kadib markii….

CADAADO(P-TIMES)- Kadib markii labo maalin ka hor looga yeedhay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud qaar kamid ah saraakiisha ciidamada Booliska degmada Cadaado oo kulamo qaatay madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa waxaa safarka saraakiishaasi ka hadlay madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb Cabdi Maxamed Axmed Nuur oo sheegay in wax laga xumaado ay tahay in xiligani looga yeedho saraakiisha ciidamada Cadaado magaalada Dhuusamareeb, waxaana uu tilmaamay in ciidamadaasi ay yihiin kuwo ka diiwaan gashan taliska Booliska Soomaaliyeed isla markaasna mushaharkooda ay bixiso dowladda dhexe Xaafka fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb uu hadafkiisuna yahay iska hor keenida umadda kuwada dhaqanka deegaanada Galmudug waa sida uu sheegaye.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Leave a Comment