DHAGAYSO:Maxaa kasoo kordhay safarkii Kismaayo ee gudoomiyaha aqalka sare?

MUQDISHO(P-TIMES)- Gudoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Cabdi Xaashi C/laahi & Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka Jubbaland. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Waxaana garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo si diiran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo baarlamaanka Maamulkaasi.

Ujeedada socdaalka Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee dalka & Wafdigiisa ayaa la xiriirta arrimaha ku aadan dadaaladii Golaha Aqalka Sare ay ka wadeen Maamul Goboledyada ee ku aadan xalinta Khilaafka dowladda Somaliya & Maamul Goboledyada ka dhex taagan.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Jubbaland waxa uu ahaa maamulkii ugu horeeyay ee beeniyay hadalka kasoo baxay guddiga aqalka sare ay u xil saareyn xalinta khilaafka maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe ee ku aadanaa in la xaliyay khilaafkaasi.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Leave a Comment