DHAGAYSO:RW Khayre oo arin culus lugaha la galay & Xildhibaan shaaca ka qaaday

MUQDISHO(P-TIMES)- Xildhibaan C/risaaq Axmed Maxamed (Jindi) ayaa sheegay inuu tuhunsanyahay in warqadii lagu kala diray Gudidga Maaliyada uu saxiixeeda leeyahay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Xasan Khayre. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Xildhibaankan oo xubin ka ah gudidga Maaliyada ee uu kala diray Ku xgeenka Mursal Muudeey ayaa tilmaaamay in xukuumada aanay ka madhnayn go’aanka Muudeey, waxaana uu dhinaca kale ka hadlay waxyaabihii kasoo baxay kulan ay la qaateen xildhibaanadu Gudoomiye Mursal.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Leave a Comment