WAR DEG DEG AH:Madaxtooyada Puntland oo hada war culus kasoo saartay doorashada madaxtinimada P/land & Shacabka oo….

GAROWE(P-TIMES)- Dowladda Puntland waxay u xaqiijinaynaa dhammaan shacabka Puntland inaan wax khalkhal ah lagu samayn karin doorashooyinka, guddiguna shaqadiisa si habsami ah u bilaabayo, isla markaana doorashadu waqtigeedii ku dhacayso laguna wargelinayo shacabweynaha Puntland inay u diyaar garoobaan doorasho kana qayb qaataan amniga dalka.

One Comment

  1. Anonymous says:

    inta xogta lahayo Farmaajo iyo Khayre waxay saxiibadooda la shaqeeya ku dheheen awood ciidan mahayno laakiin Soomalidu lacagta bay waxwalba u sameeyaan ee lacagnasiiya aanu u isticmaalno maamuladda si aan u keeno dad aan rabno oo arimahanaga fuliya. Wakhtiga doorashaduna waa markay ugu fududahay in khalkhal lagu abuuro maamulada.

Leave a Comment