WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Magaalada Garoowe

GAROOWE(P-TIMES)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa Haatan Gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Gobaleedka Puntland. Madaxweynaha ayaa Saacado ka hor ka soo kicintimay Magaalada Muqdisho ee Caaimadda Dalka.   Madaxweynha aJFS ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinaya Xubno…