SAWIRO: Ciidamada Difaaca PL oo howlgal deg deg ah ka fuliyey Xaafaddaha Boosaso, soona qabtay 10 Qof oo hubeysnaa.

BOOSAASO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaray magaalada Boosaaso ee xadunta Ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in howlgal deg deg ah oo ay ciidamada AMnigu ka sameeyeen xaafaddaha qaarkood lagu soo qabtay dad hubeysanaa. Ciidamada ayaa galay xaafaddaha Raf, Raaxo & New Boosaaso ee magaalada, waxayna soo qabten in ka badan 7 dhalinyarro ah oo qaarkood lagu qabtay Bistoolado ay ku hubeysanaayeen. Howlgal...

AKHRISO: Koonfur Galbeed oo si adag uga jawaabtay in faragalin D.F uga timaado Doorashadeeda.

BAYDHABO(P-TIMES)- Dawlad gobaleedka Koonfur Galbeed ee uu hogaamiyo Shariif Xasan Shekh Aadan ayaa si rasmi ah uga hor yimi qoraal ka soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha ee dawladda Faderaalka ee fadhigeedu yahay Muqdisho, kaas oo ay dhawaan sheegtay in ay si dhaw ula soconayso doorashooyinka dawlad gobaleedyada dalka. WWasiirka Dastuurka Maamulka Koofur Galbeed C/llaahi Sheekh Xasan ayaa si kulul...

WARBIXIN XASAASI AH: Soomaaliya waxay dhexda u taagan tahay Dagaal Xawilaadeed ka yimi wadamada Khaliijka.

MUQDISHO(P-TIMES)- Asbuucyo kahor ayay ahayd markii gobalka Geeska Africa u dhaqaaqay dhinaca nabadda, waxay ahayd wax aan lafileynin heshiiskii Itoobiya, Eritrea, Somalia iyo Jabuuti, waxayna ahayd talaabo aad ay ugu riyaaqeen caalamka badankiisa, gaar ahaana golaha Ammaanka ee Qaramada Midowbay. Laakiin Soomaaliya faa’iido badan uma yeelan isbedelada gobalka Geeska Africa, sababtuna waa dagaal...

DEG DEG+TOOS U DAAWO: Madaxweynaha Puntland & Golihiisa wasiiradda oo kulankii Khamiis lahaa ku leh Badhan

DEG DEG: M/weynaha Soomaali Galbeed oo ku dhawaaqay war cusub, farxadna galiyey Shacabka.

JIGJIGA(P-TIMES)- Madaxwaynaha Ismaamulka Soomaali State Mustafe Muxumed Cumar ayaa  maanta ku soo laabtay Caasimada Degaanka Soomaalida ee Jigjiga, ayaa qabtay Shir Jaraa’id oo uu kaga hadlay arrimo fara badan oo ku aadan xaakadaha Degaanka, Dalka iyo gobolka Geeska Afrika. Madaxwaynuhu wuxuu carabka ku dhuftay in socdaalkiisii u ku tagay cariga Ereteriya oo uu kaga qayb galay shirkii wada...

DEG-DEG+DHAGEYSO:- Madaxweyne Gaas Oo Ku Dhawaaqay Inay D. Badhan La Wareegtay Kaalin Ay Puntland Horey Uga Jirtay Qardho.

BADHAN(P-TIMES)-Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, oo ku Sugan Degmada Badhan ee Gobalka Sanaag, ayaa ku Dhawaaqay in Degmadas, Ay la Wareegtay Kaalin ay horey ugu jirtay Degmada Qardho ee Gobalka Karkaar. Madaxweyne Gaas, oo Shalay Gelinkii Dambe Khudbad ka Jeedinayay Munaasabad Xariga looga Jarayay Jaamacadda Makhir Ee Badhan, ayaa Sheegay in Badhan ay Hormaro balaaran Sameysay,...

Dagaal ka qarxay Deegaano cusub, Ka dib Hanjabaadii shalay…

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galguduud ayaa sheegaya in uu dagaal culus ka qarxay deegaano kuyaala xadka u dhaxeeya Ismaamulka Soomaali Galbeed iyo gobalkaas, kaas oo u dhaxeeya maleeshiyo beeleedyo tan iyo shalay la geyanayay deegaankaas. Wararka ayaa sheegaya in ilaa hadda la xaqiijiyey dhimashada 6 qof oo ah dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka DACDHEER...

SAWIRRO: M/weynaha PL oo booqday goobo muhiim ah, kana hadlay arrimo xasaasi ah

BADHAN(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kusugan magaalada Badhan ayaa booqday halka uu yaalo qalabka dhismaha wadada laamiga ah ee Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo isku xiraysa oo hadda dhaaftay magaalada Badhan. Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhageystay guddiga wadadan wada, wuxuuna bogaadiyey talaabada la qaaday oo uu amaanay isagoo sheegay in ay tanni tahay arrin muhiim ah. Mr,...

DEG DEG+DHAGEYSO: Dagaalkii Cadaado joogsaday, Faahfaahin iyo Xiisad taagan.

CADAADO(P-TIMES)-Faah-faahin Dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Dagaal culus oo Saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Duleedka Degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud, kaas oo dhex maray Ciidamo ka baxay Magaalada Gaalkacyo iyo Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Is-hortaagay Ciidamadan. Dagaalka ayaa waxaa ka dhashay Khasaare isigu jira Dhimasho iyo Dhaawac. RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO...

Dabeysha Baarlamaanka: Ma Ra’iisul Wasaaraha ku bixi doono, mise Wasiirkiisa Amniga ayuu ku furan doonnaa ?

Tan iyo markii uu soo baxay khilaaf ka dhex bilowday dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad goboleedyada ee dalka ka jira waxaa abuurmay xasillooni daro siyaasadeed, iyadoo Khilaafkan uu sii xoogeystay kaddib markii shir muddo afar cisho socday ay ku yeesheen madaxweynayaasha maamul goboleedyada Magaalada Kismaayo, kaasoo ay ka soo saareen war murtiyeed ay ku hakiyeen wada shaqeyntii dowladda...

DEG DEG+AKHRISO: Khilaafkii ugu xumaa oo soo kala dhexgalay wafdiga S/Land ee kusugan Laascaanood.

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Warar hoose oo aan ka helnay ilo ku dhow dhow badhasaabka gobolka sool Gargaar Hussein Arab ayaa sheegaya in badhasaabkii uu cadho uga maqan yahay gobolka sool iyadoo ay gobolka ku sugan yihiin wufuuf kala duwan oo uu horkacayo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin iyo Afhayeenka baarlamaan Baashe Maxamed Faarax. Wararka ayaa sheegaya in badhasaabku uu saluugay qaabka...

XOG+AKHRISO: Maxaa looga hadlay kulan qarsoodi ahaa oo dhexmaray Madaxweyne Gaas, Afhayeenka Baarlamaanka iyo Isimadda G. Sanaag?

BADHAN(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Afhayeenka baarkamaanka Axmed Cali Xaashi iyo Isimadda gobalka Sanaag ayaa kulan gaar ah kuyeeshay magaalada Badhan oo ay joogaan madaxda ugu sareysa Puntland. Kulanka intii uu socday waxyaabaha lasoo qaaday waxaa kamid ah tabashooyinka bulshada gobalka Sanaag iyo baahiyaha ay qabaan in si deg deg ah looga jawaabo. Isinadda ayaa uga...

WAR DEG DEG AH: Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka socda Duleedka Cadaado.

CADAADO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya Koonfurta magaalada Gaalkacyo iyo Cadaado ayaa sheegaya in uu dagaal aroornimadii hore ee saaka dhexmaray ciidamo katirsan Galmudug oo kabaxay Gaalkacyo iyo kuwa dawladda Faderaalka ee kusugnaa duleedka magaalada Cadaado. Dagaalka ayaa la sheegay in uu sababay dhimasho iyo dhaawac waxaana wararku sheegayaan in wali la maqlayo hubka labada dhinac ay isku ridayaan. Wararka...

Golaha Wasiiradda Puntland oo shir ku yeelanaya magaalada Badhan, Kana hadlaya Hanjabaadaha Somaliland.

BARAN(P-TIMES) – Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kusugan magaalada Badhan ee gobalka Sanaag kuna hoyanaya caawa ayaa berrito shir gudoomin doona kulanka golihiisa wasiiradda oo markii ugu horeysay ku qabsoomaya deegaanada laamiga ka baxsan, tan iyo dhismihii Puntland. Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu ogaaday in wasiiro gaaraya 17 wasiir ay kusugan yihiin magaalada Badhan, taasna...

PHOTO NEWS: Sidee M/weynaha Puntland loogu soo dhaweeyey magaalada Baran ee G Sanaag?

Ciidamadii ugu badnaa oo lasoo galiyey Garoowe & Howlgal deg deg ah oo bilowday.

GAROOWE(P-TIMES)- Ka dib saacado markii ay Isimada gobalka Nugaal, Saraakiisha Amniga & Guddiga Amniga ee gobalku isku raaceen in la sameeyo howlgalo ka dhan ah dhalinyaradda amaan daradda ku haysa Xaafaddaha magaalada Garoowe ayaa la bilaabay howlgal deg deg ah. Ciidamada Puntland ayaa lagu arkayaa jidadka xaafaddaha magaalada, sidaas oo kale baabuurta gaashaman ayaan maraya wadooyinka xaafaddaha,...

DAAWO: M/weyne Farmaajo oo lagu eedeeyey in uu ku fashilmay Hoggaaminta dalka.

Xildhibaan Sacdiya Salaad Samatar oo katirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul ugu dhaliishay Madaxweynaha Somaaliya in uusan waxba ka qaban waxyaabihii uu golaha ka hor balan-qaaday markii xilkan loo dooranayey bishii Febuary ee sannadkii hore…HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO.Xildhibaan Sacdiya ayaa sheegtay in uu gacanta dawladda ka baxay Amniga caasumada, oo ay ku adeeganayaan...

WAR DEG DEG AH+AKHRISO: Dawlad Gobaleedyada Soomaaliya oo si adag uga hadlay Mawqifkii HIRSHABEELLE, kuna dhawaaqay..

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsaxaafadeed deg deg ah oo kasoo baxay golaha Iskaashiga dawlad gobaleedyada dalka ayaa si adag uga jawaabay qaraarkii ay qaadatay HIRSHABEELLE, ee ku saleysanaa in ay ka baxday Heshiiskii lagu gaaray magaalada Kismaayo. Madasha qoraalka ay soo saartay oo nuqul kamid ah ay heshay Puntlandtimes.com waxaa lagu cadeeyey in ay HIRSHABELLE u madax banaan tahay mawqifkeeda gaarka ah,...

DEG DEG+DAAWO+LIVE: M/weynaha Puntland oo furaya Jaamacaddii ugu weyn Somalia oo laga dhisay G, Sanaag

BADHAN(P-TIMES) – Madaxweynaha Puntland, Gudoomiyaha baarlamaanka, Wasiiro, Xildhibaano, Isimo, Saraakiil & Marti Sharaf kala duwan ayaa kusugan gudaha Jaamacadda Maakhir oo noqonaysa midda ugu weyn ee laga hirgaliyey Soomaaliya tan iyo markii ay burburtay dawladnimadii dalkan 1991-dii…HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO LIVE Madaxweynaha Puntland ayaa si rasmi ah xariga uga jaraya dhismaha Jaamacaddan...

AKHRISO: Baarlamaanka Soomaaliya oo markale Eedo kulul u soo jeediyey RW Kheyre, kuna baaqay in loo yeero.

Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maalintii 3aad waxaa ay dood ka yeesheen arrimaha amniga. Xildhibaannada maanta hadlayey waxaa ay ku dheeraadeen xaaladda amniga iyo sida ay tahay dowladd inay wax uga qabato. Xildhibaan Jaabir Maxamed Cabdulle waxaa uu diiday xildhibaannada maalmihii tagay sheegay in ciidamada aan wax mushaar la siin, isaga oo yiri “Xildhibaannadii...