Somaliland oo bandow ku soo rogtay Laascaano & Cabsi soo wajahday

LAASCAANO(P-TIMES)- Maamulka Somaliland ayaa markale bandow kusoo rogay magaalada Laascaano, waxayna cabsi ka qabaan banaanbaxyo ay dhigaan shacabka magaalada, kaas oo ay uga soo horjeedaan maamulka Hargeysa, sidda ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaaladaas. Wariyaasha ayaa laga joojiyey in aysan…