DEG DEG:Madaxweyne Gaas & RW Khayre oo goor dhow kulmi doona Iyo Shirkii Gollaha wasiiradda Somalia oo Garoowe…..

GAROOWE(P-TIMES)- Wararka Warsidaha Puntlandtimes.com uu haatan ka helayo madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ayaa sheegaya in goor dhow la filayo in ay kulmaan madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre. Labada masuul oo uu ka dhaxeeyey khilaaf xoogan oo salka ku haya arimaha dekadda degmada Garacad ee gobolka Mudug ayaa waxaa...

WAR DEG DEG AH: M/weynaha Puntland iyo RW Soomaaliya oo leh kulan deg deg ah oo ay uga hadlayaan khilaafkooda.

GAROOWE(P-TIMES) – Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Ra’iisulwasaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan xasaasi ah uga socdaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Garoowe, kaas oo looga wada hadlayo arrimaha ku saabsan khilaafka taagan ee diiday qabsoomida shirkii xukuumadda Faderaalka ee Garoowe lagu qaban lahaa saacado kadib. Labada masuul ayaa khilaafkodu uu soo...

DEG DEG:Buuhoodle oo bandow lagu soo rogay & Ciidamadii ugu badnaa oo wada…….

GAROOWE(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa sheegaya in xaalad bandow ah lagu soo rogay magaaladaasi kadib uu ka dhacay qarax xoogan oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxani oo ahaa mid uu gaystay qof naftii hure ah ayaa waxaa ku dhintay labo masuul oo mid kamid ah hore u soo noqday wasiirka arrimaha gudaha Khaatumo, waxaana sidoo kale qaraxaasi ku dhaawacmay...

DEG DEG+AKHRISO: Madaxtooyada Puntland oo war soo saartay Baaqashada 1-da August, kana hadashay Arrimaha taagan

GAROOWE(P-TIMES)- Iyadoo saacadihii ugu dambeeyey si weyn laysku weydiinayay ujeedada rasmiga ah ee loo baajiyey xafladii caawa lagu qaban lahaa Aqalka Madaxtooyada ee Puntland, loogana hadli lahaa arrimaha ku saabsan Xuska 20 sanno guuradii kasoo wareegtay Asaaska Puntland ayaa warar kala duwan ay ka soo baxayaan. Madaxtooyada Puntland waxay beenisay in loo baajiyey Xafladdan arrimaha la xariira Is-heysiga...

DEG DEG+DAAWO:Tirada rasmiga ah ee ku dhimatay Qaraxii Buuhoodle & Naftii hurihii oo la helay xogtiisa + Cadeymo Cusub

BUUHOODLE(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com ayaa helay sawirka ninkii isku qarxiyay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, kaas oo sii sal faday ilaa saddex shakhsi oo uu kamid ahaa wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Khaatumo Axmed Maxamuud Doolaal iyo shakhsiyaad kale. HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUUQAALKA Naftii halige isa soo miidaamyey ayaa isku qarxiyey baabuur ay saaraayeen masuuliyiin...

RW kheyre oo kuguuldareystay damaciisii Puntland iyo Golihiisa Wasiirada oo beel-beel u kala shiraya

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya caasumada Puntland ee Garoowe ayaa sheegaya in lagu guuldareystay gabi ahaanba kulan ay yeelan lahaayeen golaha wasiiradda ee dawladda Faderaalka Soomaaliya, ka dib markii khilaaf culus soo kala dhexgalay labada dhinac. Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa tagay Hotelada ay degan yihiin qaar kamid ah xubnaha golihiisa wasiirada, wuxuuna kulan gaar ah kula leeyahay...

DEG DEG+DHAGAYSO:Khasaare xoogan oo ka dhashay qaraxii caawa ee Buuhoodle & Wariye hada ku sugan goobtii qaraxa oo……

BUUHOODLE(P-TIMES)- Ugu yaraan ilaa saddex qof ayaa ku dhintay saddex kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaadhay qarax xoogan oo goor dhoweyd ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. HALKAN RIIX OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA Qaraxan oo lagu xidhay gaadhi nooca raaxada ah ayaa waxaa ku dhintay shakhsiyaad uu ka yimid yahay wasiirkii hore ee arrimaha gudah ee maamulka Khaatumo Axmed Maxamuud...

DEG DEG:Rasaas xoogan oo weli ka dhacaysa gudaha magaalada Buuhoodle & Magacyada dadkii qaraxa ku dhintay oo kala ah…..

BUUHOODLE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee Puntlandtimes.com ay ka helayso magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa sheegaya in hada ay marayso dhimashada uu sababay qaraxii ka dhacay gudaha magaalada Buuhoodle ilaa saddex qof oo labo kamid ah ay xilal kala duwan kasoo qabteen maamulka Khaatumo iyo dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana sidoo kale dadkaasi dhintay kamid ah shakhsi la garan...

DEG DEG:Dhimashada oo hada maraysa Buuhoodle 3 Qof & Dhaawaca oo sare u dhaafay 3 qof kadib markii qarax xoogan….

BUUHOODLE(P-TIMES)- Ugu yaraan ilaa Afar qof ayaa ku dhintay lix kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaadhay qarax xoogan oo goor dhoweyd ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Qaraxan oo lagu xidhay gaadhi nooca raaxada ah ayaa waxaa ku dhintay shakhsiyaad uu ka yimid yahay wasiirkii hore ee arrimaha gudah ee maamulka Khaatumo Axmed Maxamuud Doolaal iyo sidoo kale qaar kamid ah...

WAR DEG DEG AH: Qarax xoog leh oo ka dhacay Buuhoodle & Xubno muhiim ah oo lala beegsaday

BUUHOODLE(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in qarax xoog leh ka dhacay, kaas oo lala beegsadya sidda ay wararku sheegayaan xubno katirsanaa Khaatumo & Dawladda Faderaalka Soomaaliya, inkastoo ilaa hadda aysan jirin cid cadeyn karta wararkaas. Warar madax banaan ayaa sheegaya in uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac waxaana socda dadka oo aad iskugu soo buuqay...

DHAGEYSO: Kulankii Wasiiradda DF Somalia ku yeelan lahaayeen Garoowe oo baaqday & RW Kheyre oo dib ugu laabanaya Muqdisho

Kulamo socday saacadihii ugu dambeeyey ayaa fashil kusoo dhamaaday, waxayna Puntland gabi ahaanba caawa baajisay Xaflad gaar ah oo lagu xusi lahaa 20 sanno guuradii kasoo wareegtay markii la dhisay maamulkaas, waxaana Marti ku noqon lahaa Xasan Cali Kheyre. Sidaas oo kale warar soo gaaraya Puntlandtimes.com waxay cadeynayaa in uu gabi ahaanba baaqday shirkii Golaha Xukuumada Faderaalku ay ku qabsan...

DAAWO: Kheyre oo u tagay Faroole, kala hadlay Khilaafaadka cusub & Warkii u dambeeyey

GAROOWE(P-TIMES)- Raysalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre wuxuu gurigiisa ugu tagay Cabdiraxmaan Faroole oo hadda katirsan Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, horeyna Madaxweyne uga soo noqday Puntland oo degan Garoowe. Waxay ka wada hadleen arrimaha siyaasadda, gaar ahaana doorashooyinka, Dibu heshiisiin iyo arrimo kale oo aan saxaafadda lala wadaagin, balse ay ka mid yihiin xiisadaha siyaasadeed...

Wararkii ugu dambeeyey Xiisadda Siyaasadeed ee Garoowe, Kheyre oo berri ku laabanaya Muqdisho, Shirkii Wasiiradda oo baaqday & Warar cusub.

GAROOWE(P-TIMES)- Loolan adag oo siyaasadeed ayaa saacadihii ugu dambeeyey kasocday magaalada Garoowe, kaas oo ka dhashay markii Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku tagay mandiqada Puntland, uu si toos ah u diiday ka qeybgalka Dhagax-Dhigid lagu sameeyey Deked kutala magaalada Garacad ee gobalka Mudug. Talaabadaas ayaa ka careysiisay shacabka Puntland...

TOOS U DAAWO:Ciyaar hada ka socota Garoonka Kubadda Cagta Garoowe & Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Khayre oo….

GAROOWE(P-TIMES)– Garoonka kubadda cagta ee magaalad Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa hada waxaa ka socda ciyaar lagu soo dhoweynayo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Khayre oo ku sugan haatan gudaha magaalada Garoowe.

DAAWO:RW Khayre oo khudbad u jeediyey Boqolaal arday ah & PSU oo arday badan maanta ka qalin jabiyeen

GAROOWE(P-TIMES) –Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo maanta kaga qayb galay gudaha magaalada Garoowe ee caasimada Puntland munaasibad qalin jabin ah oo loo qabtay qaar kamid ah ardayda wax ka barata Jaamacada PSU ee magaalada Garoowe ayaa khudbad xasaasi ah u jeediyey ardaydaasi oo gaadhayey ilaa 170 arday, waxaana uu sheegay Ra’iisal wasaaruhu in...

DEG DEG+DAAWO:Cabdi Khayre oo afka furtay Beeneyeyna in xilka looga qaaday sababo la xidhiidha….

LAASCAANOOD(P-TIMES) –Gudoomiyihii hore ee gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir oo maanta warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa ka hadlay sababaha looga xilkii uu ugu magacownaa Somaliland, waxaana uu sheegay Mr. Khayre in xilku meerto yahay xili uu ka gaabsanayey su’aalo ay waydiiyeen wariyaashu. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA Xilka ka qaadista gudoomiye...

DAAWO: Dawladda Itoobiya oo ka hadashay Dekeda Garacad, shaacana ka qaaday Muhiimadda Dekeddan.

ADDIS ABABA(P-TIMES) – Dawladda Itoobiya ayaa ka hadashay Dhagax-dhigida Dekeda magaalada Garacad ee gobalka Mudug, taas oo ay shalay ka qeybgaleen xubno katirsan Qunsuliyadda dawladda Itoobiya ee fadhigoodu yahay magaalada Garoowe. Qunsulka dawladda Itoobiya ee Garoowe Mr, Asmalaash oo ka hadlayay Garacad ayaa sheegay in ay Dekedan cusub tahay mid muhiimad weyn ugu fadhida mandiqada oo dhan, wuxuuna...

DEG DEG+DAAWO: Shacabka Laascaanood ”Waan diidnay Somaliland, Dagaal baan ka xignaa’

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Shacabka magaalada Laascaanood ayaa si adag uga hadlay wararka sheegaya in Heshiis ay aqbaleen Puntland & Somaliland, kaas oo ujeedadiisu taahy in la baajiyo dagaal ka dhaca gobalka Sool, gaar ahaana magaalada Laascaanood. Shacabku waxay sheegeen in aysan aqbali doonin wax aan aheyn gobalkooda oo xor ah, kana baxay gacanta maamulka Somaliland….RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO.

AKHRISO: Kulamo adag oo ka socda Garoowe, Arrimaha qaarkood oo meel adag gaaray, Wasiiro kudhawaaqaya…

GAROOWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya Aqalka Madaxtooyada ee Puntland ayaa sheegaya in ay socdaan kulamo xasaasi ah oo gaaray heerkii ugu sareeyey, waxaana socda warar cadeynaya in ay baaqdeen kulamo horey loo qorsheeyey. Ka baaqashadii Raysalwasaare Kheyre ee Garacad waxay soo dadajisay oo banaanka u soo saartay khilaafyo huursanaa, waxaana hadda la xaqiijiyey in la baajiyey...

DEG DEG:Ra’iisal Wasaare Khayre oo kasoo dhex muuqday Garoowe goob aan laga fileyn & Khudbad xasaasi ah oo uu ka jeediyey….

GAROOWE(P-TIMES)- Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kasoo dhex muuqday maanta munaasibad qalin jabin ah oo loo dhigay qaar kamid ah ardayda wax barata Jaamacada Puntland State University PSU, waxaana munaasibadani oo ahayd mid balaadhan kasoo qayb galay madaxda Puntland, waxgarad, aqoon yahano, wasiiro, xubno kamid Baarlamaanka Puntland iyo sidoo kale...