AKHRISO: Faysal Cali Waraabe “Buuni isma uusan casilin ee xisbiga baa xilka ka qaaday”

Warqad uu gudoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal cali Waraabe uu soo saaray ayaa waxa uu ku sheegay in fadhi ay yeesheen gudida fulinta ee xisbiga UCID ay xilkii ka qaadeen gudoomiye ku xigeenkii xisbigaasi oo kumeel gaadh ahaa sida lagu sheegay warqadani hoose.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO WARAAQDA

Share on Facebook

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.