DAAWO-Wararka Caawa iyo Loolanka Doorashada Puntland, Xildhibaano Guryaha Lagala Baxay, Rag Culus oo Liiska Laga Reebay iyo Xogta Caawa.

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada wararkii ugu dambeeyey ee loolanka loogu jiro madaxtinimada Puntland, waxaana qodobada aad ku daawan doontaan wararka falanqaynta doorashada Puntland.

Loolankii ugu cuslaa oo ka socda magaalada Garoowe iyo xildhibaano guryohoodii seexan waayey caawa, liiska musharixiinta Puntland oo lagu dhawaaqay iyo rag waaweyn oo laga dhex waayey, musharixiinta oo berri khudbadohooda jeedin doona, musharixiinta Puntland oo saddex kooxood u kala jabay.

DAAWO

Share on Facebook

15 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.