DAAWO:Gudoomiyaha Baarlamaanka P/land oo kulan sagootin ah u sameeyey wasiiro & xildhibaano ka tirsan DFS oo Garowe ku sugnaa

BOSASO(P-TIMES)- Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka dowladda Puntland Cabdixakiim Maxamed Axmed Dhoobo Daareed ayaa kulan sagootin ah u sameeyay wafti isugu jiray wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaas oo kasoo jeeda deegaanada Puntland isla markaasna maalmihii ugu dambeeyey ku sugan gudaha magaalada Garowe ee caasimada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.