DAAWO:Hargeysa oo lagu dhex toogtay agaasime ka tirsan maamulka Muuse Biixi & Askari rasaas daba u qabtay xili uu…..

HARGEYSA(P-TIMES)- Xili weli ay sii cakirmayso xaalada maamulka Somaliland ee uu hogaamiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa gudaha magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ka dhacay fal la yaab ku noqday shacabka, kadib markii agaasime ka tirsan wasaaradda caafimaadka Somaliland lagu dhex toogtay magaalada Hargeysa xili uu ku jiray hawlo shaqo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.