DAAWO:Maxay Kawada hadleen madaxda cusub ee Puntland & Madaxda wasaaradda maaliyadda?

GAROWE(P-TIMES)- Madaxweynaha cusub ee Puntland oo uu wehliyo madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa la kumay madaxda wasaaradda maaliyadda Puntland.

Madaxweyne Denni, ku xigeenkiisa iyo wasaaradda maaliyadda Puntland ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimo la xiriira hanaanka maaliyadda iyo sidii looga wada shaqeyn lahaa.

Saciid Cabdullaahi (Denni) waxaa dikreetadii ugu horeysay ee u soo saaray waxa uu ku hakiyey in wax lacag ah ka bixdo khasnadaha wasaaradda maaliyada ilaa amar dambe.

Share on Facebook

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.