DAAWO:Salaadiinta Beesha ay ka dhalatay Nimco Yaasiin oo mar kale war cusub soo saaray “Nimco cadeyn baan haynaa waxay ka dhalatay beelaha la hayb sooco”

BURCO(P-TIMES)- Qoyska ay kasoo jeedo fanaanada Nimco Yaasiin ayaa waxa ay mar kale warbaahinta kula hadleen magaalada Burco, waxaana ay sheegeen in ay hayaan cadaymo muujinaya in fanaanadu kasoo jeedo mid kamid ah beelaha ay dadka Soomaalidu hayb soca ku sameeyaan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

14 Comments

  1. Anonymous says:

    Yaxyax habar 65 ah in aad la isku qabsado waa yaab

  2. Anonymous says:

    Ayadaa sheganeysa in ey Tahay isaq maxaad ka rabtaan yaxarey waa habar jirta 65 oo isaq sheeganeysa war dantiina ka racda oo jijiya qeyla dhaanta.

  3. JimSmutt says:

    [url=https://indocinindomethacin.com/]generic indocin[/url] [url=https://wellbutrin150.com/]wellbutrin xl 300 mg[/url] [url=https://bupropionsr.com/]bupropion hydrochloride[/url] [url=https://dapoxetineonline.com/]buy dapoxetine online[/url] [url=https://seroquel25.com/]seroquel 200mg[/url]

Leave a Comment