DAAWO:Sheekh Rusheeye oo Garowe soo gaaray & Boqolaal qof oo saf ugu jira

GAROWE(P-TIMES)- Sheekh Cabdixaq Xasan Macalin Maxamuud oo siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa gaarey magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ee Soomaaliyeed.

Sheekh Cabdixaq oo loo yaqaan Sheekh Rusheeye ama Ceejiye ayaa waxa uu shaaca ka qaaday inuu quraan saari doono boqolaal ruux mudada uu ku sugan yahay magaalada Garoowe isagoona farriin u diray bulshada reer Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.