DAAWO:Wasiirkii ugu mayalka adkaa ee Beesha Dhulbahante ee xil kasoo qabta Somaliland oo Muuse Biixi hanjabaad dhagaha kala jafay & Dagaalkii Tukaraq oo soo laba kaclaynaya hadii Axmed Karaash…..

HARGEYSA(P-TIMES)- Wasiirkii hore ee biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac ayaa waxa uu eedaymo u jeediyey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, waxaana sidoo kale mudan Baashe Cali Jaamac ka hadlay arimo ay kamid yihiin xaalada gobolka Sool, doorashadii madaxtinimada Puntland ee 8-dii bishani ka dhacday xarunta Baarlamaanka Puntland, isagoona sifo khaldan ku tilmaamay joogitaanka ciidamada Somaliland deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

Share on Facebook

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.