DAAWO:Waxgaradka & Odayaasha dhaqanka degmada Xudun oo xoolo ku wareejiyey gudida qaban qaabada caleema saarka madaxweyne ku xigeenka cusub ee P/land

GAROWE(P-TIMES)- Madax dhaqameedka iyo waxgaradka degmada Xudun ee gobolka Sool ayaa maanta xoolo isugu jira geel iyo adhi loogu tala galay munaasibada caleema saarka madaxwayne ku xigeenka cusub ee dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ku wareejiyey guddida qaban qaabada munaasibadaasi, waxaana halkaasi ka hadlay Cheif Caaqil Maxamuud Askar iyo aqoonyahan Axmed Maxamed Xasan Qaal oo sheegay in xoolahan ay ka keeneen degmada Xudun ee gobolka Sool uguna tala galay inay kaga qayb qaataan munaasibada caleema saarka madaxwayne ku xigeenka cusub ee dowladda Puntland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Leave a Comment