Madaxweynaha Puntland oo war culus hada kasoo saaray daabicid lagu sameeyo lacag cusub & Sixir barar xoogan ee haysta bulshada

GAROWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa maanta oo taariikhdu tahay 14 January 2019 joojiyey in la daabaco lacagta shilin Soomaaliga, waxaana uu sababeeyey madaxweynuhu sare u kac dhanka dhaqaalaha ah iyo in laga hor tago sixir bararka xoogan ee haysta shacabka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.