DHAGAYSO:Madaxda cusub ee Puntland oo deegaano aysan filayn lagaga soo baxay & Fariin culus oo…..

GAROWE(P-TIMES)- Kadib markii labo maalin ka hor ay ku guulaysteen doorashadii madaxtinimada Puntland ee ka dhacday xarunta Baarlamaanka Puntland Saciid Cabdullaahi Denni iyo Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa waxaa soo dhoweeyey madaxda cusub ee Puntland waxgaradka ku dhaqan degmada Taleex.

Maxamuud Cali Warsame oo kamid ah waxgaradka deegaanka Taleex oo waraysi siiyey Radio Garowe ayaa ugu baaqay madaxweynaha cusub ee Puntland in uu booqasho ku tago deegaankaasi, isagoona sidoo kale ka waxbixiyey waxyaabaha laga dhaxlay heshiish laga gaadhay colaado ka dhacay Taleex iyo abaaro ka jira deegaankaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.