DHAGAYSO:Madaxweyne Denni oo baaq culus Garowe dhexdeeda looga diray & Wadayaasha Mooto Bajaajta oo….

GAROWE(P-TIMES)- Kadib markii maalintii shalay ahayd ay ka dhigeen gudaha magaalada Garowe ee caasimada Puntland wadayaasha gaadiidka Mooto Bajaajta oo ka cabanaya lacago dheeraad oo ay sheegeen in dusha laga saaray ayaa waxaa weli taagan cabashadaasi, iyadoona lagu kala kacay kulan u dhaxeeyey madaxda dowladda hoose ee degmada Garowe iyo xubno gudi ah oo matalayey wadayaasha iyo mulkiilayaash gaadiidka Mooto Bajaajta ah ee Garowe ka shaqeeya.

Maxamed Xuseen Bullaale waa mid kamid ah wadayaasha gaadiidkaasi, waxaana mar uu lasoo xidhiidhay Radio Garowe uu ugu baaqay madaxda cusub ee dowladda Puntland in ay soo fara galiyaan arintani.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO WARAYSI

Share on Facebook

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.