DHAGAYSO:Maktabada Qaranka oo dib u dhis lagu samaynayo & Olole nadaafadeed oo….

MUQDISHO(P-TIMES)- Ololaha is xilqaan ayaa maanta laga sameeyey xarunta maktabada qaranka ee magaalada Muqdisho, iyadoona ay ka qayb qaateen qaybaha kala duwan ee bulshada.

Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada iyo wacyigalinta gobolka Banaadir Basma Caamir ayaa sheegtay in ololaha is xilqaan lagu nadiifinayo maktabada qaranka oo ay uga mahad celisay dadkii ka qayb qaatay.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO CODKA

 

Share on Facebook

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.