DHAGAYSO:Sababaha ka dambeeya in Muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed ay ku adkaato helista Baasabooradoodii Soomaaliga ah oo banaanka la keenay

MUQDISHO(P-TIMES)- Iyadoo uu hakad ku jiro bixinta Baasaboorka Soomaaliga ah oo dadka si weyn uga cabanayaan muddooyinkii dambe ayaa sababta keentay inuu hakad ku yimaado baasaboorka waxa ay tahay arrimo la xiriira shirkadda daabacda Baasaboorada Soomaaliya, kadib uu ka dhamaaday heshiiskii lagula jiray.

Shirkadda daabacda Baasaboorada Soomaaliga ayaa hore qandaraas heshiis ah waxaa ula galay dowladdii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana heshiiskaasi uu noqday mid wakhtigiisii uu dhamaaday taas oo sababtay in khilaaf uu ka dhasho cusboonaysiinta heshiiskaasi.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO CODKA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.