DHAGAYSO:Xildhibaan afka furtay oo siro badan fashilay & Arin dhabar jab xoogan ku ah Farmaajo Iyo Khayre oo….

MUQDISHO(P-TIMES)- Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka tirsan gollaha shacabka ayaa ka hadlay qorshaha lagu doonayo in Al-Shabaab looga saaro gobolka Jubbada Dhexe.

Xildhibaano oo ku sugan degmada Af Madow ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay weli xoreyn la’ dahay wadada Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye sida uu hadalka u dhigay.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO CODKA

Xildhibaanka ma sheegin dadka haysta ee laga xoraynayo degmada Afgooye iyo wadada Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho oo ay dowladda federaalka maamusho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.