DHAGAYSO:Xildhibaan hore oo ka hadlay waxyaabaha laga doonayo madaxda cusub ee Puntland & Qorshayaasha horyaala oo uu sheegay in ay….

GAROWE(P-TIMES)- Xildhibaan hore Daahir Ciiro ayaa ka hadlay waxyaabaha horyaala madaxda cusub ee Puntland, isagoona tilmaamay in dowladda laga doonayo in ay yeelato siyaasad dhamaystiran oo ku aadan wax ka qabashada baahiyaha ka jira deegaanada Puntland.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO CODKA DAAHIR CIIRO

Leave a Comment