Dowladda federaalka Somalia oo war culus oo ku aadan doorashada Puntland ku dhawaaqday & Gudoomiye Dhoobo oo la faray in uu noqdo….

MUQDISHO(P-TIMES)- Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u hambalyeeyay C/kariin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) oo loo doortay guddoomiyaha Baarlamanka Puntland.

Cabdi Xaashi ayaa guddoomiyaha cusub u rajeeyay guul, wuxuuna alle uga baryey inuu xilkiisa ku dhamaysto wanaag, isagoona ugu baaqay inuu ka shaqeeyo horumarinta shacabka Puntland.

C/kariin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa helay codad gaaraya 43 halka murashixii la tartamayay ee Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed uu helay 23 Cod, waxaana iminka socda doorashada ku xigeennadiisa.

HADABA RIIX HALKAN OO KALA SOCO WARARKA DOORASHADA PUNTLAND

Share on Facebook

1 Comment

  1. Good day! This is my 1st comment here so I just wanted to give a quick shout out and say I really enjoy reading through your posts. Can you recommend any other blogs/websites/forums that cover the same topics? Thank you so much!

Leave a Reply

Your email address will not be published.