Dowladda federaalka Somalia oo war culus oo ku aadan doorashada Puntland ku dhawaaqday & Gudoomiye Dhoobo oo la faray in uu noqdo….

MUQDISHO(P-TIMES)- Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u hambalyeeyay C/kariin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) oo loo doortay guddoomiyaha Baarlamanka Puntland. Cabdi Xaashi ayaa guddoomiyaha cusub u rajeeyay guul, wuxuuna alle uga baryey inuu xilkiisa ku dhamaysto wanaag, isagoona ugu baaqay inuu ka shaqeeyo horumarinta shacabka Puntland. C/kariin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) … Continue reading Dowladda federaalka Somalia oo war culus oo ku aadan doorashada Puntland ku dhawaaqday & Gudoomiye Dhoobo oo la faray in uu noqdo….