Madaxweyne C/weli Gaas oo dib u soo laba kacleeyey & Dagaal kale oo uu damacsan yahay in uu gobolka Sool ka dhaco hadii uu noqdo…..

GAROWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland ee wakhtigiisu sii dhamaanayo isla markaasna kamid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland ayaa si gaar ah uga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin dagaaladii ka dhacay Puntland Shantii sano ee uu xilka hayey, waxaana uu madaxweyne Gaas sheegay in uu yahay madaxweynihii ugu horeeyey ee u qalab qaata xoreynta … Continue reading Madaxweyne C/weli Gaas oo dib u soo laba kacleeyey & Dagaal kale oo uu damacsan yahay in uu gobolka Sool ka dhaco hadii uu noqdo…..