DAAWO:Madaxweyne Gaas oo hada war cusub kasoo saaray doorashadii maanta & Gudoomiyaha cusub oo….

GAROWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay  afarta bisha January ee 2019 waxa uu hambalyo u diray gudoonka gollaha wakiilada Puntland oo maanta la doortay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA MADAXWEYNE GAAS

Share on Facebook

1 Comment

  1. Whats Happening i’m new to this, I stumbled upon this I have found It absolutely helpful and it has aided me out loads. I’m hoping to contribute & assist different customers like its aided me. Good job.

Leave a Reply

Your email address will not be published.