UPDATE: Natiijada doorashada gudoonka Baarlamaanka oo hada lagu dhawaaqay & Musharaxiin badan iimaanka liqay

GAROWE(P-TIMES)- Natiijada wareega labaad ee doorashada Baarlamaanka Puntland ayaa hada lagu dhawaaqay, waxaana codadka u kala heleen musharaxiintu sidatan:-

1- Xildhibaan Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed 23 cod.

2- Xildhibaan C/xakiin Maxamed Axmed (Dhooba Daareed) 43 cod.

Waxaana sidaasi ku guulaystay oo si rasmi ah gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ku noqday xildhibaan C/xakiin Maxamed Axmed (Dhooba Daareed) oo helay codad dhan 43 cod.

Leave a Comment