VIDEO-Saraakiishii Ugu Badnaa ee isku Urursaday Duleedka Garoowe Kuna Dhawaaqay..

Xubno katirsan saraakiil uu horay madaxweynihii hore ee Puntland shaqada uga raacdeeyey kadib taageeradii dowladda federalka ah ayaa warbaahinta kula hadlay Garoowe.

Saraakiishaan katirsanaa ciidanka oo horay hubka u gurtay kana horyimid madaxweyne Gaas ayaa markaan waxa ay ka hadleen doorashadii ka dhacday Puntland iyo qaabka ay ula macaamili doonaan madaxweynaha cusub ee Puntland.

HOOS KA DAAWO

Share on Facebook

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.