WAR DEG DEG AH:Gudigii doorashada madaxtinimada Puntland oo hada lagu dhawaaqay & Musharaxiinta oo isku diyaarinaya loolankii ugu cuslaa

GAROWE(P-TIMES)- Waxaa haatan si rasmi ah loogu dhawaaqay gudida doorashada madaxtinimada Puntland, kuwaas oo ka kooban 7 xubnood.

Gudida doorashada madaxtinimada Puntland ayaa iyagu 8-da bishani January oo ku beegan Taaladada soo socota qaban doona doorashada madaxtinimada Puntland oo ay kuwada loolami doonaan ku dhowaad 40 musharax, kuwaas oo musharax walba uu dadaal xoogan ku bixin doono qabashada hogaanka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.