DAAWO-Kenya oo Ku Hungowdey Dameceedii Boobka Soomaaliya iyo MD Farmaajo oo Ciidanka Amar Siiyey.

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka diblumaasiyadeed ee u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo meel sare gaarey.

Qodobada aad ku daawan doontaanna waxaa kamid ah, khilaafka labada dhinac oo meeshii ugu saraysay gaarey, Kenya oo weli hanjabaad u soo diray Soomaaliya, madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay in difaac loo diyaar Garoobo iyo go’aamada ganacsatada qaadka.

HOOS KA DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.