DAAWO:Wasiiradii Puntland oo lagu dhawaaqay & Madaxweyne Denni oo qaaday talaabo ah….

GAROWE(P-TIMES)- Waxaa goor dhoweyd lagu dhawaaqay gollaha wasiirada cusub ee dowladda Puntland oo uu soo magacaabay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni.

Wasiirada Puntland ayaa tira ahaan dhan 18 xubnood, kuwaas oo qaarkood ay yihiin Qurba joog halka musharaxiintii u tartamayey xilka madaxtinimada Puntland ay kasoo muuqdeen qaarkood liiska gollaha wasiirada cusub.

Liiska wasiirada Puntland ayaa sidoo kale ku jira wasiiro ku xigeeno iyo wasiiro dowlayaal u badan dhalinyaro halka hal haween ah ay iyana ku jirto liiskani.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.