DHAGAYSO:Baarlamaanka P/land oo muddo kordhin u sameeyey gudida KMG ee doorashooyinka

GAROWE(P-TIMES)- Kulan maanta ka dhacay xarunta Baarlamaanka Puntland ayaa waxaa muddo kordhin loogu sameeyey gudida doorashooyinka madaxtinimada Puntland, waxaana halkaasi qodobo ka akhriyey xildhibaano kamid ah Baarlamaanka oo warbaahinta faah faahin ka siiyey waxybaaha lagaga hadlay kulankii maanta.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO CODKA

Share this post

Post Comment