DHAGAYSO:Bosaso oo gil gilantay & Shacabka oo si adag uga hadlay wasiirada cusub ee P/land

BOSASO(P-TIMES)- Shacab weynaha ku dhaqan magaalada Bosaaso ee ayaa ka hadlay gollaha wasiirada cusub ee uu soo magacaabay habeenkii xalay ahayd madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni, iyagoona qaarkood ay soo dhoweeyeen wasiirada cusub halka qaar kalena ay kasoo hor jeestee.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO CODADKA

Share this post

Post Comment