DHAGAYSO:Dhalinyarada ku dhaqan Garowe oo si adag uga hadlay amaanka Puntland & Dilal ka dhacay Bosaso

GAROWE(P-TIMES)- Dhalinyarada ku dhaqan magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa ka hadlay amaanka guud ee deegaanada Puntland, iyagoona ugu baaqay shacab weynaha ku dhaqan deegaanada Puntland iyo ciidamadaba sugida amaanka.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni ayey ugu baaqeen in xooga uu saaro xaqiijinta amaanka Puntland iyo xasilintiisa, taas badalkeeda laga filayo haatan in uu la yimaado siyaasad isku soo dhowaynaysa shacabka iyo ciidamada amaanka Puntland.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO CODADKA DHALINYARADA

Share this post

5 thoughts on “DHAGAYSO:Dhalinyarada ku dhaqan Garowe oo si adag uga hadlay amaanka Puntland & Dilal ka dhacay Bosaso

  1. Dadka Argagixisada noqda wa dadka madaxweyne ama Ra’isal wasare kanoqon.Dawlada fadaralka & mamulgobaledyda somalida,Badalkeda waxay gosten in aan xukunka lagu ladin.

    Reply
  2. Farmaajo yaa ku dilay gudaha dakada Bosasso? Sababta Farmaajo loo dilay maxa waaye?

    Paul Anthony Farmaajo waxa aha madaxa shirkada P.O Ports, waxaana dilay koox ka tirssn kaluumaysatada Bosassonaxs yeelay Paul Anthony Farmaajo waxa xiray dakada kaluunka.

    Farmaajo gaal ayaa aha laakin dadka qaarkiis ayaa leh waa muslimay dilkiis ka hor.

    Paul Anthony Farmaajo dilkiis aad ayaa looga naxay aduunka dhan.

    Reply

Post Comment