DHAGAYSO:Dr. Sulub oo ka hadlay wasiirada cusub ee P/land & Waxyaabaha laga filan karo

GAROWE(P-TIMES)- Xili habeenkii xalay ahayd uu ku dhawaaqay madaxweynaha P/land Saciid Cabdullaahi Denni liiska gollaha wasiirada Puntland oo ka koobnaa 48 wasiir, waxaana ka hadlay waxyaabaha laga filan karo wasiirada Puntland Dr. C/raxmaan Axmed Nuur (Sulub) oo kamid ah aqoon yahanada Puntland.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.