DHAGAYSO:Gudoomiyaha Ururka Haweenka Puntland oo ka hadashay Qoondada Haweenka laga siiyey xukuumadda cusub

GAROWE(P-TIMES)- Khadra Warsame Jaamac gudoomiyaha ururka haweenka Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabatay gudaha magaalada Garowe ayaa soo dhowaysay wasiirada cusub ee Puntland ee habeenkii xalay ahayd uu magacaabay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni, iyadoona ka hadashay qoondada haweenka uu madaxweyne Denni ka siiyey xukuumaddiisa cusub.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO CODKA

Share this post

Post Comment