DHAGAYSO:Shacabka Garowe oo siyaabo kala duwan uga hadlay wasiirada Denni & Qaarkood oo sheegay….

GAROWE(P-TIMES)- Shacab weynaha ku dhaqan magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa aragti kala duwan ka bixiyey gollaha wasiirada cusub ee uu soo magacaabay habeenkii xalay ahayd madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni, iyagoona qaarkood ay soo dhoweeyeen wasiirada cusub halka qaar kalena ay sheegeen in isbadalkii la filayey uusan weli ka dhicin deegaanada Puntland.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO CODADKA

 

Share this post

Post Comment