QOSOL-Lammaanihii Casrigu Kala Furay & Nin Xaaskiisa Ku Furay Maalinta Jacaylka iyo Magac Bedelasho.

PuntlandTimes (GAROOWE)-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada xubintii arrimaha bulshada, waxaana ku soo qaadanaynaa muuqaal ku saabsan riwaayad ka hadlaysa dhibaatada qoysaska Soomaalidu kala kulmaan la jaanqaadka dunida casriga ah.

Riwaayaddaan oo ah mid aad u xiisa badan ayaa ku saabsan qoys ku kala tegey marwadii reerka oo magaca bedelatay si ay ula baxdo mid kamid ah magacyada caanka ka ah caalamka, waxaana sidoo kale uu ka hadlayaa xafladaha la dhigto, xuska maalinta jacaylka iyo arrimo kale.

DAAWO MUUQAAL

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.