VIDEO-Taliska Guud ee Ciidanka Puntland oo Warbaahinta La Hadlay Digniin iyo Awaamiirna Ku Dhawaaqay.

Taliska guud ee ciidamada Puntland oo warfidiyeenka hadal kooban siiyey ayaa ku dhawaaqay digniino culus oo ku aadan xaaladda guud ee Puntland iyo goobo gaar ah, waxaana uu amar siiyey ciidanka dowladda.

HOOS KA DAAWO

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Share this post

Post Comment