Arimaha Qoyska: Sidee Ku Jiidan Kartaa Qalbi Ka Sii Jeeda ? Talooyinkaan Raac

Dunidaan aynu guudkeeda saaranahay waxa ku nool qoomiyado kala duwan kuwaas oo aan isku diin, isku af, iyo isku dhaqan toona ahayn, balse wax ay kawada siman yihiin dareenka, jaceylka, hinaasaha ama maseyrka iyo waxyaabo kale oo badan.

Qarniyadii hore jaceylka waxaa uu ahaa mid ay dadku aad u qadariyaan aadna u qiimeeyaan. Waxaynu ognahay in dad badan ay u dhinteen jaceylka halka kuwa kalana dhibaatooyin badan kala kulmeen.

Qarnigaan aynu ku jirno dad badani waxa ay aaminsanyihiin in jaceylku yahay wax jira, halka kuwa kalana ay u heystaan in jaceylku uu yahay wax aan jirin oo ku kooban afka oo kaliya oo aanan uurka jirin.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.