DAAWO:Ciidamo ka tirsan Somaliland oo wadada Burco u galay ganacsato Puntland ah Badeecado ay lahaayeen oo ay….

BURCO(P-TIMES)- Xilli ay sii kordhayso xiisadda siyaasadeed ee u dhexaysa Puntland iyo Somaliland ayaa maamulka Somaliland waxa uu bilaabay arrin uu ku carqaladaynayo arrimaha bulshada gaar ahaan ganacsiga iyo isdhexgalka dadka ood wadaagga ah ee labada dhinac.

Ciidanka Somaliland ayaa wadada u galay gaadiid badeeco ka keenay deegaamada Puntland una rarnaa ganacsato reer Somaliland waxaana ay qaateen intii ugu muhiimsanayd halka qaybo kalena ay ku gubeen goob fagaare ah.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.