DAAWO:Madaxweyne Denni oo lasoo xidhay Shirkii jihaynta & Ku shaqaynta barnaamijyada horumeed ee dowladda

GAROWE(P-TIMES)- Waxaa haatan lasoo gaba gabeeyey shirkii u dhaxeeyey madaxda dowladda Puntland ee looga arinsanayey qorshaha lagu shaqayn doono Shanta sano ee soo socota oo maalmihii ugu dambeeyey ka socday gudaha magaalada Garowe ee caasimada Puntland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Share on Facebook

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.