DAAWO:RW Khayre oo Kismaayo ka sameeyey fal uusan Farmaajo ka samayn & Dhalinyaro badan oo….

KISMAAYO(P-TIMES)- Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo weli ku sugan gudaha magaalada Kismaayo ayaa kulan la qaatay dhalinyarada ku dhaqan gudaha magaalada Kismaayo, kaas oo ahaa is xog waraysi.

Xasan Cali Khayre ayaa dhalinyarada uga jawaabay su’aalo badan oo laga weydiiyey xaalada dalka, waxbarashada, xidhiidhka dowladda federaalka iyo dowladd goboleedyada iyo arimo kale.

Share on Facebook

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.