DAAWO:Wasiir ka tirsan Somaliland oo dirqi ku bad baaday & Arin naxdin leh oo uu la kulmay xili uu kusii jeeday…..

HARGEYSA(P-TIMES)- Wasiirka Hawlaha guud iyo Guriyeynta maamulka Somaliland Cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa maanta shil gaadhi ku galay duleedka magaalada Hargeysa isaga iyo saddex qof oo kale oo gaadhiga la saarnaa ayaa la sheegay in ay bad qabaan, kadib markii uu bur buray gaadhigaasi.

Wasiirka ayaa xiliga uu shil galay ka yimid degmada Ood weyne waxaana uu kusii jeeday deegaanka Balli-gubadle.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Share on Facebook

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.