DAAWO:Wasiiro, Xildhibaano & Ciidamo ka socda Puntland oo gaaray gobolka Sanaag

BADHAN(P-TIMES)- Wafti balaaran oo ka socda dowladda Puntland ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey deegaanka Ceel-daahir ilaa magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag, waxaana ay uga soo gudbi doonaan dhanka xuduudka.

Waftigan oo ka kooban wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil ciidan ayaa ugu dambayn markii ay gaareen magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag kulamo la qaatay saraakiisha kala duwan ee ciidanka qalabka sida, maamulka gobolka iyo odayaasha dhaqanka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Share on Facebook

1 Comment

  1. somaliland waxay hubata in aay ka’adagtahay puntland wa sababta kentay in cidamo garaya 72 tigniko ah ku Qabsato Tulada hadafimo oo ka tirsan goblka sanaag barri ee puntland,somaliland waxay ogatay in aay ka cidan & huba wanagsan tahay puntland,markuu dhacay dagalkii tuladda Tukaraq ee gobalka sool,oo wali foda lagalin wayey,Dr.gaas shaqada kuwayey,somaliland Haqasato dhamaan gobalada Sool & Sanaag ninkii xoog leh aya xabagta goosta.

Leave a Reply

Your email address will not be published.