DEG DEG+VIDEO-Masuuliyiintii Puntland ee Degmooyinkii Somaliland Ciidanka Geysey oo Hadda iyo Xaalka Xilligaan.

Puntlandtimes.ca (BADHAN-Ciidamada maamulka Somaliland oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa waxa ay gudaha u galeen deegaamo horleh oo katirsan Puntland gaar ahaan agaarka degmada Hadaaftimo.

oo wata gaadiidka dagaalka ayaa saaka ka soo ruuqaansaday dhanka degmada Yubbe oo ay dhowaan fariisimo ka samaysteen waxaana xilligaan ciidanka Somaliland ay xirteen waddooyinkii soo gelayey degmada Hadaaftimo si ay u go’doomiyaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Mid kamid ah masuuliyiintii Puntland ee deegaamada ciidanka Somaliland gudaha u galeen ayaa goor dhoweyd warbaahinta faahfaahin dheeraad ah ka siiyey xaaladda deegaamaadaasi iyo waxyaabaha ka socda xilligaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Share on Facebook

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.